Waroodka Saylac
Appearance
Waroodka Saylac Gobolka Salal Zeila District | |
---|---|
Country | File:Flag of somalia.svg Somaliland |
Magaalo-madax | Saylac |
Tirada dadka | |
• Dhammaan | 18,600 |
Aag saacadeed | UTC+3 (EAT) |
Deegaanada hoosyimaada: Cabdulqaadir, Saylac, Lawyacado, Lughaya, Ceel Gaal, Xariirad, Caasha Cado, Jidhi. |
Waoodka Saylac AMA Gobolka Salal (Af Ingiriis : Zeila District; Af Carabi : ar) waa fadhiga degmada wadanka Somaliland.[1] Xarunta degmadani waa caasimada qadiimiga ah ee Saylac.
Bulshada
[wax ka badal | wax ka badal xogta]Deegaanada hoosyimaada Degmada Saylac waxaa lagu cabiraa dhul baaxadiisu le'eg tahay ilaa 18,566 km kaasi ooy ku ay ku noolyihin beesha Ciise. Waxa mar hore Sida caadiga degmadani waxaa xarun u ah magaalada qadiimiga ah ee Saylac. Magaalooyin kale oo hoosyimaada maamulkani waxaa la mid ah Lughaya, Caasha Cado, Xariirad, Jidhi iyo Lawyacado kuwaasi oo dhamaantood ah magaalooyin iyo tuulooyin.
Sidoo kale fiiri
[wax ka badal | wax ka badal xogta]Xigasho Eng: Rashid mohamed Ali
[wax ka badal | wax ka badal xogta]- ↑ Districts of Somalia, Statoids
Tixraac iyo Linkiyo
[wax ka badal | wax ka badal xogta]- Administrative map of Zeila District
- . Life & Peace Institute. p. 23. Maqan ama ebar
|title=
(caawin)