Abshirdheere
|
Kusoo dhowaada Bogga Abshir dheere, waxaan doonayaa in la hormariyo wikipedia qaybta Af-Soomaaliga sababtoo ah luqadaha kale aa ku jira wikipedia waa hor marsanyihiin, waan ka xumahay Soomaalida waxay qoraan uun qabiillada iyo wixii lamid ah, macnaheedu maaha qabiil waxba lagama qori karo ee waa in lagu ekaadaa hab dhaqameed uun oo kaliya.
Wadahadalkawax ka badal
Salaan iyo Codsiwax ka badalAsalaamu Calaykum Abshir Dheere salaan kadib waxaan ahayd Dadka jecel inay Afka soomaaliga wax ku qoraan sidaa daraadeed waxaan bilaabay inaan accont ku samaysto wikipidhiya lkn waxaa iga maqan qaabka quruxda badan ee macluumaadka loo nidaamiyo tusaale ahaan Degmada boondheere qeexidda hore sawirka dhinacyaala shaxda ciwaanada qoraalka soo socoda sidaa darteed hadii aad iga caawin kartid qaab loo sameeyo naqshadahaas, waan jeclaan lahaa inaad iga caawisid mahadsanid Bilaal Caad, walaal waad ku mahadsantahay xiriirka aad ila soo sameysay, qoraalkaas aad doonayso ma loogu talo galin halkaan waa wax laga sameeyo JavaScript HTML marka halkaan waa ku diyaarsanyihiin wax waliba ee meeshaan loogu talo galay. Xusuusin isku day in aad saxiixdid qoraalkaada mahadsanid
Codsiwax ka badalMudane Abshirow waa ku salaamay, niyow idinkoo mahadsan maxaad iigu dari weydeen shaqaalah wikipedia waad aragtaan hawsha aan hayee? --Kali duul (talk) 15:05, 21 Luuliyo 2016 (UTC) Jawaabwax ka badalKali duul, walaal waad ku mahadsantahay xiriirka aad ila soo sameysay, wikepedia qaybta Soomaaliga wax ahmiyad ah ee uu uleeyahay ma jirito marka laga reebo in si sharfeed ah loogu soo daray so.wiki, maxaa yeelay Soomaalida maaha dad fahansan muhiimadda uu leeyahay, waxayna moodaan oo kaliya meel Taariikh been ah lagu qoro kaddibna mid aan ku qanacsanayn in yimaada tisririra ama bedela. Midda maamulka ah waxaa loo oggolyahay barnaamijka wikimedia isticmaale kasata ama adeegsade kasta ee wax ka bedela wikipedia ama sameeya howla kale ee muhiim ah waxaa awood siin kale Gudagale maamul ah kaasoo awoodiisu gaarsiisantahay Bureaucrat oo macnaheedu yahay awood laga sooo siiyay wikimedia taasoo ah awood uu ku siin karo, laakiin marka loo baahdo uusan kaa qaadi karay taasoo ay tahay in ay kaa qaadaan wakiilada wikimedia. So.Wiki waxaa maamul ka ah ruux haysta awooda "sysop" taasoo macnaheedu yahay ruux haysta awoodaha:
Isku soo wada duub maamul gabi ahantiis waxaa ku shaqo leh "Steward requests" oo macnaheedu yahay codsiga wakiilada. Talo ahaan wax aad uga baahantahay malahan maamul waayoo qoraalka aad qoro waad sii qori kartaa waayoo wax kaa hortaagan malahan, haddii aad leedahay waa lagama maarmaan aniga waan kuu codaynayaa adigoo iska sharaxaya halkaan. Aniga waan ka mid ahaan jiray Maamulka waana la iga tirtiray kadib markii aan isku fahmi waynay arrimo la xiriira madaxbannaanida boggaan sida bogagga kale, taasna iga reebi mayso in aan howshaydii iska sii wato. Waxaan filayaa inaan kuu caddeeyay wax kasta oo mugdi kaaga jiray. --Abshirdheere ✪ 12:09, 26 Luuliyo 2016 (UTC) War celin waafi ah weeyewax ka badalwalaale waad ku mahadsantahay jawaabtaada faahfahsan, waana gartay sida hawshu u socoto, waxaa ii harsan waa suaalo yaroo ii gaara waa kan halkan waa cinwaankayga facebook waxaan jeclaan lahaa inaan igala soo xiriirto https://www.facebook.com/Shaqaaf.1 hadaadan adeegsan kaasna waa kan Email: shaqaaf@gmail.com waadna ku mahadsantahay caawintaada wax ku oolka ah. --Kali duul (talk) 15:18, 26 Luuliyo 2016 (UTC) walaal waxaan kuwada xidhiidhi karnaa bogga facebook kooxda Soomaali Wikipedia halkaan soo gal ama ku soo biir --Abshirdheere ✪ 09:29, 7 Agoosto 2016 (UTC) sxb sax ciladanwax ka badalAsc Abshirdheer, category:delete waxaa ku jira todoba template adigu samaysay dhamaantod calaamadaysan in la "tirtiro", taasi oon u malaynayo ineey khalad tahay. Anigu ma calaamadayn bogagaasi isla markaana waan ka saari kari waayay qeybta:tirtir. Ismaaciil, aniga ma calaamadin in la tirtiro ee adiga ayaa calaamadiyay, raad reeb keeduna waa kan eeg halkaan
--Abshirdheere ✪ 09:24, 7 Agoosto 2016 (UTC) Farriinwax ka badal
Barta Bulshada?wax ka badalSalaan sare sxb, goorma ayaa lagu soo daray Barta Bulshada? Waa kuma qofka gacanta ku haya ciwaanada Barta Bulshada Soomaali Wikipedia? Waa shaqo fiican waanan soo dhowaynaya. Mahadsanid, Ismail4all (talk) 05:49, 11 Oktoobar 2016 (UTC) Waan ku salaamay sxb, waad ku mahadsantahay waxqabadkaada, bogga facebook aniga ayaa sameeyay waloow aan ku sameeyay magac yar saaxiibkeey ah haddana maaha wax rasmi ah oo Wikimedia ay ogyihiin waa wax iska tijaabo ah, waxaa loo baahanyahay in la ogaysiiyo MediaWiki waana la ogaysiin doonaan si ay sharciyad looga helo. --Abshirdheere ✪ 15:44, 11 Oktoobar 2016 (UTC) Share your experience and feedback as a Wikimedian in this global surveywax ka badalHello! The Wikimedia Foundation is asking for your feedback in a survey. We want to know how well we are supporting your work on and off wiki, and how we can change or improve things in the future.[survey 1] The opinions you share will directly affect the current and future work of the Wikimedia Foundation. You have been randomly selected to take this survey as we would like to hear from your Wikimedia community. To say thank you for your time, we are giving away 20 Wikimedia T-shirts to randomly selected people who take the survey.[survey 2] The survey is available in various languages and will take between 20 and 40 minutes.
Thank you! --EGalvez (WMF) (talk) 21:41, 13 Jannaayo 2017 (UTC)
Your feedback matters: Final reminder to take the global Wikimedia surveywax ka badal(Sorry to write in English) Hello! This is a final reminder that the Wikimedia Foundation survey will close on 28 February, 2017 (23:59 UTC). The survey is available in various languages and will take between 20 and 40 minutes. Take the survey now. If you already took the survey - thank you! We won't bother you again. About this survey: You can find more information about this project here or you can read the frequently asked questions. This survey is hosted by a third-party service and governed by this privacy statement. If you need additional help, or if you wish to opt-out of future communications about this survey, send an email through EmailUser function to User:EGalvez (WMF). About the Wikimedia Foundation: The Wikimedia Foundation supports you by working on the software and technology to keep the sites fast, secure, and accessible, as well as supports Wikimedia programs and initiatives to expand access and support free knowledge globally. Thank you! --EGalvez (WMF) (talk) 07:35, 23 Febraayo 2017 (UTC) Ku saabsan Template:Taxoboxwax ka badalwaa ku salaamay abshir. shaqo wanaagsan, waa ogahay in aa tahay macalinka templateka, ma fasiri kartaa Template:Taxobox meesha ee ku qorantahay 'species' iyo 'genus' waxa lagu yiraahdo af soomaaliga, hadii oo qaamuus ku ak yaalo mahadsanid Maax (hadal) 20:31, 29 Abriil 2020 (UTC) Waan ku salaamay Maax, wax badan waa naga maqnayd, soo laabasho wanaagsan, Waa uu jiraa waan samaaey hadda ka hor marka halkaan ka eeg waxaa culuys igu noqday noolayaasha dabar go'ay iyo kuwa jooga astaamaha lagu kala saaro waayo sawiirro ay u baahanyihiin, sida kan oo kale >---------------->Mahadsanid --Abshirdheere ✪ 20:15, 6 May 2020 (UTC) fasirka af soomaaligawax ka badalwaxaa arkay in aa turjumtay erayada
ingiriis ahaan xayiraad macnaheeda waa restriction. talintaali wali ma maqlin. automaatik ayaa ka sahlan oo dadka fahmayaan Maax (hadal) 08:45, 2 May 2020 (UTC) Waan ku salaamay Maax, walaal waxaan islahaa ka dheeraaw afaf kale marka erayga Automatic waxay igula muuqatay Si talantaalli ah, midda ah mamnuuc waxaa igala qumanaatay xayiraad, mana ihi ruux af-yaqaan ah, sidaad daraadeed fadlan ka dhig sida saxda ah haddii aan qalday, midda kale waxyaabahaas oo kale waxaa habboon boggaan lagu soo bandhigo si bulshada waxa ay ka qabaaan ay ka dhahaan. Mahadsanid --Abshirdheere ✪ 20:28, 6 May 2020 (UTC)
Balaadhinta Maqaalada Jabuutiwax ka badalSalaan sare Abshir dheere, waxaan rajaynayaa inaad wacan tahay. Waxaan bilaabay balaadhinta Boggaga ku saabsan Jabuuti iyo Template Jabuuti, markaa waxaan kaa codsanayaa inaad iga caawiso howshaas. Mahadsanid, Ismail4all (wadahadal) 08:09, 8 Oktoobar 2020 (UTC) Namespaceswax ka badalHi! Perhaps you'll be able to help with namespaces translation into your language? See Wikipedia:Goob#Namespaces. Thank you! Amir E. Aharoni (wadahadal) 09:03, 2 Febraayo 2022 (UTC) Ascwax ka badalWll Yes maan (wadahadal) 13:20, 19 Maarso 2022 (UTC) Ascwax ka badalAsc brother Yes maan (wadahadal) 06:50, 12 Sebteembar 2022 (UTC) |