[go: up one dir, main page]

Jump to content

Doqonnimo

Ka Wikipedia
The printable version is no longer supported and may have rendering errors. Please update your browser bookmarks and please use the default browser print function instead.

Doqonnimo, Dabbaalnimo (Af Carabi : ar‎, Af Ingiriis : Stupidity) waa maangaabnimo iyo caqli yari xaga maskaxda ah, taasoo ay ka dhalato inay yaraadaan: Garashada, Dareenka, Baaraan dega arimaha, iyo aqoon yari,. waxaa suuro gal ah inay ku timaado dhaxal, ama ka kasbasho.

Xikmaddu waa ka soo horjeedda doqonnimada iyo nacasnimada taas oo inta badan la is barbar dhigo. Dadka waxaa saamayn togan ama taban ku yeelanaya saaxiibadooda.

„Garaadlaawayaashu nacasnimay dhaxlaan, Laakiinse kuwii miyir leh waxaa madaxa loo saaraa taaj aqoon ah.”

„Kuwa xigmadda leh waxay dhaxli doonaan sharaf, Laakiinse nacasyadu waxay u dallici doonaan ceeb.”

„Kii kuwa caqliga leh la socdaa, caqli buu yeelan doonaa, Laakiinse kii nacasyada raacaa waa baabbi'i doonaa.”

waxaa kaloo loo yaqaan

  • Carannimo
  • Maan yari
  • Nacasnimo

Horjeeda